Ebook Wiilkii Quusan Waayey Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid (Somali Edition)

Free Wiilkii Quusan Waayey Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid (Somali Edition)



Free Wiilkii Quusan Waayey Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid (Somali Edition)

Free Wiilkii Quusan Waayey Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid (Somali Edition)

You can download in the form of an ebook: pdf, kindle ebook, ms word here and more softfile type. Free Wiilkii Quusan Waayey Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid (Somali Edition), this is a great books that I think.
Free Wiilkii Quusan Waayey Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid (Somali Edition)

Buuggaani ma aha buuggii ugu horreeyey ee laga qoro qaadka iyo waxyeellooyinka uu bulshada u geystay. Laakiin, waxa uu buugaagta kale kaga duwan yahay waa inuu ka kooban yahay dhibaatada qaadku uu shakhsiyan ii geystay iyo sidaan aakhirkii uga guuleystay. Waxaa kale oo uu buugaagta kale kaga duwan yahay wuxuu ka sheekaynayaa ololihii qaadka lagaga joojinayey dalka Ingiriiska iyo guushii laga gaarey. Buuggani wuxuu si aad u furan una hufan oo daacadnimo ku salaysan u soo bandhigayaa dhibaatadii i soo martay waayihii aan maandooriyaha qaadka isticmaali jirey, iyo dhibaatooyinkii aan ka soo maray isticmaalka mukhaadaraadka qaadka. Waxaan kaga sheekaynayaa wixii shakhsiyan aan kala kulmay maandooriyaha qaadka, iyo waxyaabihii igu dhaliyay inaan isticmaalka daroogada qaadka iska joojiyo. Waxaa kale oo buuggaani kaaga sheekayn doonaa sababihii igu dhaliyay inaan bilaabo halganka dheer ee tobonka sano qaatay ee aan ugu ololeeyay sidii qaadka looga joojin lahaa dalka Ingiriiska. Buuggu waxaa kale oo uu soo bandhigayaa caqabadihii ka horyimid halgankii dheeraa ee ololaha Qaaddiid. Wuxuu tilmaamayaa oo dhiirrigelinayaa inuusan qofku marnaba ka quusan hiigsiga himiladiisa, caqabad walba oo soo foodsaartana uu ku wejeho dhiirranaan iyo dhabar adayg, isagoo muujinaya dadaal dheeraad ah, Ilaahayna talada saaranaya.
Free Streaming Painted Horses

0 Response to "Ebook Wiilkii Quusan Waayey Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid (Somali Edition)"

Post a Comment